Qaar kamid ah Ergadii soo dooratay Jawaari oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa deegaanka Buullo fulaay oo katirsan gobolka Baay kusoo bandhigtay qaar kamid ah ergadii magaalada Baydhabo kusoo dooratay Xildhibaanada golaha shacabka kuwaa oo u tagay Al Shabaab kana dalbaday cafis. Ergada Al Shabaab soo bandhigeen ayaa la sheegay in ay ku jireen qaar badan oo kamid ah Ergadii kursiga Xildhibaanimo usoo doortay Xildhibaan Maxamed … Continue reading Qaar kamid ah Ergadii soo dooratay Jawaari oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)